Xubno Ka Tirsan Maamulka G/Hiiraan Oo Gaaray Deegaano Ay Ka Dhaceen Dagaallo Khasaaro Geystay

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Reading Time: < 1 minute

Gudoomiye kuxigeynka Siyaasada iyo maaliyadda maamulka Gobolka Hiiraan Abuukar Abdullahi Maadey iyo Taliyaha Saldhigga Booliska degmada Beledweyne Maxamed qoorsheel ayaa ku baxay sidii loo joojin lahaa dagaal beeleedyo dirir ah khasaaro dhaliyay oo laba beelood ku dhex martaydeegaano ka tirsan gobolka Hiiraan.

Maleeshiyaadkaan hubeysan ayaa ku dagaalamay tuulada Banaaney ee hoos tagtamagaalada Beledweyne kana mid ah degaanada dhanka waqooyin ee magaalada ayigoona ku guuleystay joojinta xiisadahaas.

Isku dhacaan ayaa  waxa ka dhashay dhacay 1 qof iyo in la gubo beero lana dumiyo guryo, Taliyaha iyo Gudoomiye kuxigeynka ayaa Bulshada u sheegay in qof waliba oo wax tabanayo uu yimaado Saldhiga Booliska Degmada Beldweyne iyo maxkamadaha ka dhisan Gobolka iyo Degmada si dadka loogu kala saato sharciga.

.fb_iframe_widget_fluid_desktop iframe {
width: 100% !important;
}

The post Xubno Ka Tirsan Maamulka G/Hiiraan Oo Gaaray Deegaano Ay Ka Dhaceen Dagaallo Khasaaro Geystay appeared first on Muqdisho Online. Caasimada Muqdisho.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII