XOG: Siciid Dani & Senotor Faroole Ay Ka Dhex Qaraxday+Dagaal Cusub

Dawlad gobolleedka Puntland ayaa hadda wajaheysa marxladii ugu xumeyd tan iyo Aas aaskeedii 1998-kii.

Dhawaanahaan Xaalad Siyaasadeed oo cakiran ayaa ka jirtay Xarunta Puntland Ee Garowe.

Markii hore waxay ahaayeen Saaxiibo isku dhaw oo xitaa Mooshinka lagu riday C/xakiin Dhoobo daareed ayaa Faroole inuu wax ka abaabulay lagu Eedeeyey.

Balse hadda waxay umuuqataa inay ka dhex tafatay Faroole iyo Siciid Dani,kadib Jawiga Cakiran Ee Puntland Gashay.

Warar hoose oo laga helay Madaxtooyada Garowe ayaa sheegaya in Madaxweyne Siciid Dani uu ku Eedeeyey Faroole in Rabshada siyaasadeed uu isaga Abaabulay.

Qawaamuurta Siyaasadeed Ee Puntland waxay ka digeen in Beesha Majeerteen qudhooda la iska tusin Muraayada oo aan cid kale ka dhex faa’iideysan.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

UK TEL 03306060934

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here