XOG: Shirkad Lacag Ku Leh Maamulka Degmo Ku Yaalla Muqdisho

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in la hor istaagay ku shaqeynta Xarunta Degmada Yaaqshiid ee dhawaan la xarig jaray.

Xaruntaan ayaa si casri ah loo dhisay,waxaana lasoo sheegayaa in Dawlada loo heysto bixinta Lacagtaasi.

Shirkada Dhismahaasi qandaraaskeeda qaadatay Ee BIwarkii.com waxay maamulkeeda sheegeen in aan la siin lacagtii ay xaqa ulahaayeen.

Is Qab qabsi ka dhex dhacay Maamulka Shirkadaas iyo Kan Degmada Yaaqshiid waxay sababtay in la xiro Xarunta Degmada Ee la dhisay oo la diiday in lagu shaqeeyo.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII