XOG: Madaxweynayaashii hore oo kaarto MD Farmaajo xanuujin karto Oga aargudanaayo dhacdadii shalay

Warar lagu kalsoonaan karo ayaa xaqiijinaya in mucaaradka ay durba bilaabeen naqshadeynta qaabka ay uga aargoosanayaan dowladda Farmaajo.

Illo wareedyo ayaa sheegaya in talaabadooda ay noqon doonto mid salka ku haysa arrimo qabiil, waxaana la bilaabay dejinta kaartadaas.

Siriqdaas ayaa la sheegayaa in diyaarinteeda ay si rasmi ah u bilaabatay caawa oo Axad ah isla markaana ay Sabti soo galeyso.

Tani ayaa ka dambeysay markii mucaaradka bahdilkii ugu xumaa ay kala kulmeen markii ay isku dayeen in ay u safraan Beledwayne.

Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh oo qayb ka ahaa ayaa aad uga carooday, waxayna shaaca ka qaadeen in ay go’aan cad qaadan doonan.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

UK TEL 03306060934

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here