Xog kusaabsan Qaraxii kadhacay Taraabuunka & sida losoo abaabulay

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Reading Time: < 1 minute

Waxaa maalinimadii shalay qarax ka dhacay isgooska tarabuunka waxaana ku waxyeeloobay dad shacab ah, sido kale warbaahinta dowliga & mida madaxbanaan ayaa tabinayay in qaraxaasi loogu danlahaa Taliyaha CXDS General Odawa Yusuf Raage.

Muqdisho Online oo alaaba banaanka keenta siraha qarsoon ee dhagarqabayaasha kuwa argagaxisada & kuwa heesta shaarka dowlada ee labaxay Nabad & Nolol.

Muqdisho Online ayaa 13 july aroornimadii oo shalay ku beegan waxeey qortay xog sheegeysa in uu jiro weerar lala damacsan yahay inlagu beegsado Hogaamiyayaasha Madasha Xisbiyada Qaran si looqaarajiyo qaraxaasna ay iska kaashanayan NISA , Madaxtooyada & Alshabaab.

Xogta ayaa tibaaxeysay in qaraxaas lafulin rabay  kadib hadalkii Taliyaha CXDS General Odawa Yusuf Raage uu ku amray in uu la wareegi doono gadiidka cabdibilayaasha leh astaanta CXDS taaso loola jeeday gaadiidka ilaaliyo Madaxdii hore qaranka walala wareega.

Hadaba si loobeeniyo xogta ay daabacday Muqdisho Online ayaa si dag dag waxaa losoo abaabulay qarax si shacabka  lootuso sawir been ah , Taliyaha CXDS Generaal Odawa oo aan marnaba isticmaalin wadada tarabuunka ayaa lagu amray inuu maro wadadaas markii asaga iyo gadiidkii ilaalada u ahaa martay kadib ayaa babuurka lagu qarxiyay dadka shacabka ahaa. durbadiiba si loomuujiyo borobagdhadooda waxeey dhaheen waxaa qaraxa lala damacsana General Odawa  .

xiriirka Alshabaab & Dowlada Farmaajo wuxuu so shaacbaxay markii safiirka qatar ee Soomaaliya laga duubay cod sir ah asagoo sheeganayo qarax ayka fuliyeen alshabaab magalada boosaaso, oo durbadiiba dowlada farmaajo ay bilaawday ineey difaacdo qatar.

sido kale xiriirka labada dhinac wuxuu so shaac baxay marki AUN Gudoomiye Eng Yariisow xafiiskiisa lagu dhax qarxiyay kadibna kiiskiisa cidna loso qabanin ama anlagu eedeynin .

 

.fb_iframe_widget_fluid_desktop iframe {
width: 100% !important;
}

The post Xog kusaabsan Qaraxii kadhacay Taraabuunka & sida losoo abaabulay appeared first on Muqdisho Online. Caasimada Muqdisho.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII