XOG: Geneal Cabdalla Cabdalla Oo Kashifay Baarista Qaraxii Gobolka Banaadir

Agaasime Kuxigeenkii Hore Ee Nabad Sugida Soomaaliya General Cabdalla Cabdalla ayaa waxa uu hoos u dhigay sax ahaanshiyaha Natiijada hordhaca ah ee lagu sameeyey Baarista Qaraxii ka dhacay Xarunta Gobolka Banaadir Bishii hore 24-keedii.

Waxa uu General Cabdalla Cabdalla sheegay in dadka laga indho saabayo sida ay xaqiiqada tahay oo aysan jirin xogo badan oo lagu qanci karo oo lasoo bandhigay.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA GENERALKA SOO BANDHIGAY GALABTA

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

UK TEL 03306060934

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here