XOG: Fakashada Axmed Madoobe Iyo Fashilka Nabad & Nolol (Qorsheyaal Cusub)

Maamulka Axmed Madoobe ee Jubbaland ayaa hadda u muuqanaya mid kasii fakana Nabad iyo Nolol oo lala yaaban yahay markaan waxa helay qorsheyaasheedii lama gafaanka ah.

Axmed Madoobe ayaa ku guuleystay arrimo badan, iyadoo maantana ayba doorasho ka dhaceyso magaalada Kismaayo.

Nabad iyo Nolol oo maciin biday Shisheeye, ayaa hadana guuleysan weysay, waana waxa lala yaaban yahay oo taariikh mugdi ah ku noqon doona nabad iyo nolol.

Halkaan hoose ka daawo:

Dadka qaar ayaa qaba in Nabad iyo Nolol aanay sidan ku quusan doonin oo ay qorsheyaal kale damacsan tahay.

Qorsheyaasha waxaa ka mid ah in dagaal uu ka dhaco Kismaayo si doorasho aanayba halkaasi uga dhicin.

Waxaa la ogaan doonaa wax walbo Khamiista soo aaddan oo ay ku beegan tahay doorashada madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

UK TEL 03306060934

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here