XOG: Fahad Yasiin oo MD Farmaajo ka diiday arin mar waliba isweydiyaan shacabka iyo siyaasihiinta mucaaradka

Warar lagu kalsonaan karo aan ka helnay ilo u dhow dhow xafiiska madaxweyne Farmaajo ayaa shegaayo in kulan gaar ah wada qaatayn madaxweynaha iyo taliyaha nabad sugida qaranka Fahad Yasiin.

Kulankaas waxa soo qaban qaabiye madaxweyne Farmaajo oo taliyaha kala hadlaaye arin mar waliba shacabka soomaaliyeed iweydiyaan oo ku aadan in fagarayaasha aan lagu arag Fahad Yasiin oo dowlada ugu magacaaban nabad sugida.

Madaxweynaha ayaa Fahad Yasiin ka codsaday in la mid noqdo taliyaasha kale ee ciidamada ee lagu arko fagarayaasha amniga.

Xogta aan heleyno ayaa sheegeyso in Fahad Yasiin oo kabiya diiday arinkaas oo ogoleyn in wajigiisa horkeyno warbaahinta sababo asaga u gaar ah.

Iskus oo wada duub siyaasihiinta mucaaradka ayaa dhowr jeer sheegay in Fahad Yasiin ku qanacsanayn shacabka u haayo qaranka taasina ku kaliftay in aan isticmaalin wajigiisa.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

UK TEL 03306060934

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here