XOG: Beesha Daa’uud Abgaal Oo Ku Dheggan Madaxweyne Farmaajo

Beesha Daa’uud, Wacbuudhan Abgaal ayaa lagu soo waramayaa in haatan ay ku dheggan tahay madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, arrimo ku saabsan guddoomiyaha gobolka Banaadir ee la magacaabayo

Xogta aan helnay ayaa sheegeysa in waxgarad beeshaasi ah ay la kulmeen madaxweynaha, islamarkaana ka dalbadeen in shaqsi beesha ah un loo magacaabo xilkan, maadaama Injineer Yariisow uu beeshaasi ahaa.

Madaxweynaha ayaa ugu laab qaboojiyey ineysan walwalin, islamarkaana wadatashiyo badan u baahan yahay.

Beesha Abgaal oo kursigan loo magacaabo ayaa hadana si gaar ah inta badan waxaa xilkaasi leh beelaha Wacbuudhan, Reer Mataan wallow waayadii dambe lagu soo daray beesha wacaysle.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

UK TEL 03306060934

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here