Xisbiyada Mucaaradka Dalka oo lafilaayo ineey ka qeyb galaan Shirka Dhuusamareeb

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Reading Time: < 1 minute

Warar aanka heleeyno Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa sheegeysa in Madaxweyne Qoor Qoor uu casuumad u fidiyay Xisbiyada Mucaaradka Qaarkood sidee uga soo qeybgalaan shirka wadatashiga Dhuusamareeb 2020.

Shirka ayaa galay maalintiisi labaad iyado lafilaayo in uu kasoo baxo qodobo xal unoqon kara walwalka shacabka Soomaaliyeed ka heesato Arrimaha Doorashooyinka maadama uu Madaxweynaha JFS uu wato xujo suuragalin kartaa in ay dib u dhacdo doorashada kadibna ayka dhalan doonto cawaaqib xumo , sida qalalaaso amni & burbur ku yimaado dowladnimada Soomaaliya.

Madaxweyne Qoor Qoor ayaa amaan & bogaadin ka helay guud ahaan shacabka soomaaliyeed kadib markii uu qaatay goaan oday tinimo ah si xal looga gaaro waqtiga kala guurka.

.fb_iframe_widget_fluid_desktop iframe {
width: 100% !important;
}

The post Xisbiyada Mucaaradka Dalka oo lafilaayo ineey ka qeyb galaan Shirka Dhuusamareeb appeared first on Muqdisho Online. Caasimada Muqdisho.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII