Xisbiga Wadajir oo war cusub ka soo saaray xil ka qaadistii Kheyre

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Xisbiga Wadajir oo uu hoggaamiyo Cabdiraxmaan C/shakuur Warsame ayaa si xooggan u diiday xil ka qaadista lagu sameeyay Xukuumadda Ra’iisal wasaare Kheyre,waxayna war ay soo saareen ku sheegeen in loo maray hab baalmarsan sharciga Dalka.

Qorshaha xilka ka qaadista Kheyre ayay ku sheegeen inuusan ku jirin agendaha shirkii Dhuusamareeb,islamarkaana arrin kale oo Dalka khatar ku ah laga damacsan yahay.

   Halkaan Hoose ka Akhriso Warsaxaafadeedka:-


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII