Xildhibaan dhaashane “Puntland Hab Siyaasi ah & mid Ciidan waan ku difaaceynaa”

Xildhibaan Cabdi Qani Faarax Dhaashane oo kamid ah Baarlamaanka Puntland ayaa sheegay in Xildhibaannada ay diyaar u yihiin inay Puntland si walba ku difaacaan,kadib markii Maanta Xildhibaanada ay xilkii ka qaadeen Gudoomiyihii Baarlamaanka Maamulkaas.

Waxaa uu sheegay Xildhibaanada iany ogyihiin waxa ka socda Dhuusamareeb ee dowladda ay ku heyso Ahlusunna Wal-Jamaaca iyo Maaluada kale,sidaasi daraadeedna ay diyaar u yihiin Puntland ay ku difaacaan hab siyaasi ah iyo hab ciidan intaba.

” Puntland Hab Siyaasi ah iyo mid Ciidanba waan ku difaacayna waxaan nahay xildhibaano dhiifoon oo u diyaar ah Shaqadooda,waxaana la soconaa waxa laga soo abaabulayo Magaalada muqdisho ayuu yiri”Xildhibaan dhaashane.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

UK TEL 03306060934

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here