XASAASI: Ciidanka Ay Wataan Madaxda Iskugu tegeysa Dh/mareeb

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Waxaa lays kugu tagayay arrimo wada hadal, Haddana Hogaamiye kasta oo dawlad gobaleed, wuxuu sii gurtay wixii uu heli karay ee hub ahaaa, walibana waa xushay.

1. WAARE:- 82 Askari 4 baabuur dhulka maray
2. DENI:- 107 Askari 8 baabuur dhulka maray
3. Laftagareen:- 18 Askari…..Maya baabuur
4. Axmed Madoobe:- 52 Askari, 5 baabuur ayuu kahelay Puntland.
5. Qoor-Qoor:- Martida loo yahay 200 askari ugu yaraan, 40 tikniko ah.

Askarta guud waa Askarta hubeysan ee la xaqiijiyey waa in ka badan 459++ Askari, gaadiidka hubeysan ee kucusub Dhuusa-Mareeb waa in ka badan 57++ baabuur dagaalka ah, badankoodu kayimi Puntland iyo Hirshabelle.

11ka Bishana waa kasii badan doontaa, ugu yaraan 450 Askari ayaa ka imaanaya Xamar, oo ubadan Gorgor iyo Haramcad.

3 batalyan oo ah Itoobiyaan iyo Jabuuti ayaa la ii sheegay in ay joogaan Galguduud, waliba ilaa shalay badankood yimaadeen.

Is weydiintu waxay tahay ma Dhoolatus ciidan-baa loo yimi mise wada hadalo siyaasadeed?


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII