Xaalada Puntland Oo War Cusub Kasoo Kordhay+Doorashada Xilligay Dhaceyso

Kulan ayaa waxa maanta ku yeeshay Magaalada Garowe Gudiga soo diyaarinaya Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland.

Khamiistii ayaa waxa Codka Kalsoonida lagala noqday Gudoomiyihii Wakiilada Puntland C/xakiin Maxamed Dhoobo daareed.

Gudiga Doorashada qaban qaabinaya waxay ku dhawaqeen in Khamiista oo ku began 14 Bisha ay dhaceyso Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland.

Waxa la sheegay in Shuruudo ay hor yaallaan Murashaxiinta doonaya qabashada Xilka iyadoo la amray in ay saxiixaan warqad gudiga diyaariyeen ka hor inta aysan tartamin,shaki ayaana laga keenay Arintaas.

Murashaxiin dhowr ah ayaa jira oo isku diin waan geliyey inay Doorashada Gudoomiyaha Wakiilada Puntland u tartamaan.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

UK TEL 03306060934

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here