Wasiirada Amniga & Difaaca Oo Maanta Hortegay Baarlamaanka

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Waxaa Maanta dhacay Kulankii 15aad Kalfadhiga 7aad, Oo Ay Shir Guddominayan Guddomiye Ku Xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Mudane Cabduweli Sheekh Ibraahim Muudey Iyo Guddomiye Ku Xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad
Ajendaha Maanta Mudanayasha Golaha Shacabka BJFS Ay Ka Doodayaan Waa:

1- Akhrinta 1aad Hindise -sharciyeedka Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda
2-Akhrinta 1aad Hindise-sharciyeedka Difaaca Qaranka

Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Isloow (Ducaale) iyo Wasiirka Gaashaandhiga Dalka Xasan Cali Maxamed (Amar Dambe) ayaa maanta hortegay Golaha Shacabka Soomaaliyeed.

Waxay soo bandhigeen Wasiirada Sharciyo Golaha laga qeybiyey oo ay Xildhibaanada uga warameen waxyaabaha ay ku saleysan yihiin.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII