Wasiir Maareeye oo war ka soo saaray khilaafka ka dhexeeya Agaasimaha Hobolada Waaberi iyo Maareeyaha Tiyaatarka Qaranka

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ayaa xilka iyo Waajibaadkooda shaqo u kala saaray Maareeyaha Tiyaatarka iyo Agaasimaha Hobolada Waaberi, kadib arrin muran badan dhalisay oo ka dhex taagnayd maalmahan, Maareeyaha Tiyaatarka Qaranka iyo Agaasimaha kooxda Hobolada Waaberi.

Warqad maanta gelinkii dambe ka soo baxday wasiirka wasaarada warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa waxa ay u dhigneyd sidan hoos ku xusan:-

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

UK TEL 03306060934

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here