Wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya Oo Xil Cusub La Magacaabay

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar Dambe) ayaa waxa uu soo saaray digreeto uu ku magacaabay Mas’uul cusub.

Axmed Cabdi Kooshin Ayaa loo magacaabay agaasimaha KMG ee Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya.

Waxaa La faray in uu Mas’uulka cusub shaqada inta xilka uu hayo u guto si waafaqsan Waajibaadka loo igmaday.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda hore waxaa ugu magacaabnaa Jihaan Cabdullaahi Xasan, balse waxaa si kumeel gaar ah usii heyn doona Axmed Cabdi Kooshin.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII