Wariye Kusugan Muqdisho Oo Hal Arin Shaqada Looga joojiyey

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Wariye Ismaaciil Axmed (Ismaaciil Turki) ayaa waxa uu ka hadlay Qaabka Shaqada looga joojiyey,isagoo si aan wanaagsaneyn ku sheegay in shaqo joojintiisa loo maray.

Turki waxa uu shalay baahiyey Warbixin dad Banaanbax ka dhigayey Degmada Kaaraan taas oo cabashadooda ku saleysneyd Mas’uuliyiin Xil heysa.

Ismaaciil ayaa Yiri

“Waa nasiib daro weyn in shaqo qof looga joojiyo maxaad u baahisay dad guryahooda laga bur buriyay oo ka cabanaya shaqsi dhulkooda sheeganaya oo awood ka heesta maamulka gobolka banaadir ,

Musuq maasuqa warbaahinta soomaaliya ayuu galay,

Maamulka Shabelle TV ma aysan shaacin sababta Shaqo joojinta ay ka sameeyeen.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII