Wararkii ugu dambeeyey Xaalada B/weyne & Ciidanka La Wareegay

Sida ay inoo sheegeen ilo lagu kalsoon yahay Ciidamo Hubeysan ayaa waxay lawareegeen inta badan Xarumaha muhiimka ahaa Ee Magaalada Beled weyne.

Ciidankani ayaa ah kuwo katirsan Booliska HirShabelle kuwaas oo gadood sameeyey.

Waddooyinka Muhiimka ah ayey xirteen,waxaana sidoo kale ciidanka ay kusugan yihiin wadada aada Garoonka Diyaaradaha B/weyne iyo mida hormarta Cusbitaalka weyn.

Askarta gadoodka sameeyey ay ka cabanayaan in muddo ah oo aysan qaadan wax mushaar ah.

Saameyn ayey ku yeelatay Ciidankaasi dhaq dhaqaaqii Magaalada B/weyne mana jiro Mas’uul ka hadlay Arintaan.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

UK TEL 03306060934

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here