Wararka ugu danbeeyay dhaawaca soo gaaray garabka Chelsea ee Pulisic

Christian Pulisic ayaa dhaawac looga saaray garoonka kulankii ay barbaraha la galeen Honduras.

ciyaaryahanka garabka kaga ciyaara Cheslea ayaa laga saaray ciyaarta daqiiqadii 62aad kulanka Arbacada.

Pulisic ayaa isku dayay inuu ku ciyaaro laakiin uma suura galin in uu ciyaarta sii wato

Ma cadda in 22 jirkaan uu diyaar u noqon doono kulanka Chelsea ay sabtida la ciyaareyso Aston Villa.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: warkii.com