Wararka ugu danbeeyay Dhaawaca Sergio Aguero oo durba bilaabay tababar gaar ah

Photo/Barcelona

Gool dhaliyaha caanka ee Manchester City Sergio Aguero isla markana dhawaan ku biiray kooxda Barcelona ayaa la arkay isagoo qaadanaya tababar gaar ah

muuqaal lasoo dhigay qeybta baraha bulshada ee Barcelona ayaa lagu arkay xidigan oo sameenaya tababar gaar ah oo adag isagoo doonaya in uu soo kabsado.

Barcelona ayaa dhawaan gashay suuqa kadib dhaawac soo gaaray Sergio Aguero iyagoo ka cabsi qaba in uu mudo dheer uu ku maqnaado dhaawacaasi.

Xidigan ayaa hada la filayaa in uu durba ku soo laabto safka kooxda taasi oo Barca ka caawineysa in ay tartan xoogan u gasho horyaalka la liga sanadkan.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Source: warkii.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here