War Murtiyeedka shirka Dhuusomareeb oo lagu heshiiyay

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Reading Time: < 1 minute

Waxaa socda diyaar garowga shirka jaraa’id ee War murtiyeedka Shirka Wadatashiga dowladaha xubnaha ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya.

Waxaa lagu wadaa in daqiiqadaha soo socda la akhriyo war murtiyeedka iyadoo la isku mari waayay kaddib markii Qoor Qoor uu diiday in lagu daro war murtiyeedka in dalka ay ka dhacdo doorasho dadban wuxuuna sheegay in uu ballan ka qaaday MW Farmaajo in aan shirka ka soo bixin qodobkaas

.fb_iframe_widget_fluid_desktop iframe {
width: 100% !important;
}

The post War Murtiyeedka shirka Dhuusomareeb oo lagu heshiiyay appeared first on Muqdisho Online. Caasimada Muqdisho.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII