WAR DEG DEG AH: Ra’iisal Wasaare Kheyre Oo Xukuumadiisa la Riday

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Golaha Shacabka ayaa Shaaciyey in Xukuumadii Ra’iisal Wasaare Kheyre ay dhacday oo Madaxweyne Farmaajo ka codsanayaan in uu soo magacaabo Ra’iisal Wasaare Cusub.

Waxa taas ay ka dambeysay kadib buuq ka dhashay Kulankii maanta iyadoo Xildhibaanada Wasiirada ah ay is hortaag ku sameeyeen Arintaas.

Waxa Afhayeenka Golaha Shacabka Maxamed Mursal uu sheegay in Xukuumada ay ku fashilantay Arimo badan sidaas awgeedna Xildhibaano 170 codka Kalsoonida kala noqdeen.

FAAH FAAHIN DIB KALA SOCDA INSHA ALLAAH


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII