War Cusub Oo Naga Soo gaaray Arimaha Dhuuso mareeb (Akhriso)

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Waxaa lagu wadaa in la shaaciyo Gudiga Farsamada ee ka kala socda Dawlada Federaalka iyo Dawlad Gobolleedyada.

Waxay si gaar ah Gudigaan shaqadooda unoqoneysaa inay kasoo baaraan dagaan Hannaanka Doorashada.

Waxaa Gudigani la filayaa in saacadaha soo socda la magacaabo, si ay u bilaabaan howshooda kasoo tala bixinta nooca doorashada dalku aadayo 2020/2021-ka.

Xubnaha Gudigan ayaa ka kala imaanaya Wasiirada Arimaha Dawlada Federaalka iyo Dawlad Gobolleeeyada,sida aan xogaha ku helnay.

Sidoo kale waxaa ka mid noqonaya Gudigaasi Xubin ka socda Xafiisyada Madaxweynaha Qaranka iyo Madaxweynayaasha Dawlad Gobolleedyada.

Wixii soo kordho halkaan kala socda insha allaah


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII