Taliye Odowaa oo qarax lala eegtay iyo khasaare ka dhashay

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Reading Time: < 1 minute

Sida ay sheegyaan Wararka ka imaanaya Degmada Hodon, Qarax xooggan ayaa wuxuu ka dhacay Magaalada Muqdisho kaasoo laga maqlay inta badan degmooyinka Gobolka Banaadir.

Qaraxa oo ahaa mid xooggan isla markaasna loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey ayaa  wuxuu ka dhacay inta u dhaxeyso Isgoyska Tarabuunka iyo Isbitaalka Xooggan ee Degmada Hodan.

Warar kala duwan ayaa wuxuu kasoo baxayaa qaraxa iyo cidda laga beegsaday, wararka qaar ayaa sheegaya in lagu weeraray Xarunta General Gorod oo lagu tababaro ciidamada Dowladda.

Waxaa jira dhimasho iyo dhaawacyo, warar dheeraad ah naga filo

.fb_iframe_widget_fluid_desktop iframe {
width: 100% !important;
}

The post Taliye Odowaa oo qarax lala eegtay iyo khasaare ka dhashay appeared first on Muqdisho Online. Caasimada Muqdisho.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII