Taageerayaasha England oo Xalay ka Carooday Macalim Gareth Southgate iyo Qaladka uu sameeyay

Photo/Skysport

Taageerayaasha England oo aad u careysan ayaa weerar ku qaaday Gareth Southgate kadib markii uu ku guuldareystay inuu wax badal ah ku sameeyo kooxda barbarihii isreebreebka koobka aduunka ee saddexda libaax ay la galeen Poland. 

Kooxda Southgate ayaa ugu dambayn niyad jab kala kulantat Warsaw ka dib markii laga dhaliyay gool waqtiga dheeriga ahaa waxaana la dhaleeceeyay doorashadiisa inuusan badal Cusub keening.

Qaar ka mid ah adeegsadayaasha  -ka ayaa xitaa ku eedeeyey inuusan lahayn ‘fikrad’ sida loo isticmaalo keydka, waxayna rumeysan yihiin in go’aankiisu ahaa ‘maaraynta ciyaarta liidata’.

Guud ahaan, England ayaa samaysay 11 isbedel guushii isbuucaan ee ay ka gaareen Andorra, iyadoo ciyaartoydiisa 4-0 ku garaacay Hungary.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Source: warkii.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here