Somaliland oo ka Mamnuucday Deegaanadeeda in laga Daawado Telefishinka Qaranka Somalia

0

Maamulka Somaliland ayaa degaanada hoos taga ka mamnuucday in laga daawado Telefishanka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV oo ku hadla codka dowlada Somalia

Amar ka soo baxay xafiiska Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Maxamed Muuse Diiriye, ayaa lagu faray shirkadaha Recieverada inay SNTV ka saaraan khadkooda.

Lama oga waxa Somaliland ku kalifay talaabadan hase ahaatee waxay ku soo aadeysaa xili maanta la filayo in wakiilo ka socda dowlada Somalia iyo maamulka Somaliland kulan ku yeeshaan Nairob.

Hoos ka ka akhriso qoraalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here