Kooxda kubadda cagta Liverpool oo Noqotay Naadiga loogu neceb yahay Horyaalka waddanka Ingiriiska ee...

0
Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa noqotay naadiga loogu neceb yahay horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League, sida ay muujisay codbixin la qaaday oo lagu ogaanayay heerka jacaylka ama nacaybka ee...

Kylian Mbappe oo Gaaray go’aankii muddada laga sugayay ee mustaqbalkiisa iyo halka uu...

0
Xiddiga reer France ee Kylian Mbappe ayaa gaadhay go’aankii muddada laga sugayay ee mustaqbalkiisa iyo halka uu ka ciyaari doono xilli ciyaareedka dambe. Mbappe ayuu mustaqbalkiisu laalnaa in muddo ah, waxaana...

Thomas Tuchel oo Shaaciyey in mid ka mid ah xiddigaha kooxdiisu uu iska diiday...

0
Tababaraha kooxda kubadd cagta Chelsea ee Thomas Tuchel ayaa shaaciyey in mid ka mid ah xiddigaha kooxdiisu uu iska diiday inuu ciyaaro kulankii finalka FA Cup ee Liverpool ay Sabtidii...

Nedum Onuoha ayaa Sheegay inuu kalsooni ku qaba in Pep Guardiola uu qandaraaska u...

0
Daaficii hore ee Manchester City Nedum Onuoha ayaa kalsooni ku qaba in Pep Guardiola uu heshiis cusub u saxiixi doono kooxda. 51-sano jirkaan ayaa qandaraaskiisa Etihad Stadium uga haray wax ka...

Tanguy Ndombele wuxuu ku laabanayaa Tottenham Hotspur xagaagan.

0
Tottenham Hotspur ayaa lagu soo waramayaa inay filayso Lyon inay u ogolaato Tanguy Ndombele inuu ku laabto Waqooyiga London xagaagan. Markii kooxda reer France ay ogolaatay inay si ku meel gaar...

Erik ten Hag: Waxaan Diirada Saarayaa Manchester United Wixii Ka Danbeeya Isniinta.

0
Tababaraha ka tagaya Ajax Erik ten Hag ayaa xaqiijiyay inuu diyaar u yahay inuu u soo jeesto noolaynta Manchester United laga bilaabo Isniinta. Inkastoo Ten Hag uu qalinka ku duugay qandaraaskiisa...

Tababaraha kooxda Juventus Allegri oo ku dhawaaqay kabtanka cusub ee kooxda

0
Tababaraha kooxda Juventus Max Allegri ayaa ku dhawaaqay in Leonardo Bonucci uu yahay kabtanka cusub ee kooxda. Bonucci wuxuu bedelay Giorgio Chiellini , kaasoo ka tagaya dhamaadka xilli ciyaareedka. Isagoo ka hadlayay shir jaraa’id kahor kulanka...

Guardiola oo ka hadlay Habdhaqanka Ciyaartoydiisa kadib bar-barihii West Ham United

0
Tababaraha Manchester City Pep Guardiola ayaan wax shaki ah ka qabin habdhaqanka ciyaartoydiisa ee u galaya kulamadii ugu dambeeyay ee xilli ciyaareedkan. Kadib goolashii Jarrod Bowen ee West Ham United kooxda City...

Halyeeyga kooxda Barcelona ee Ronaldinho ayaa ka hadlay kulanka kama dambaysta UEFA Champions League...

0
Halyeeyga kooxda Barcelona ee Ronaldinho ayaa ka hadlay kulanka kama dambaysta UEFA Champions League ee 28-ka bishan May ku dhex maraya magaalada Paris kooxaha Real Madrid iyo Liverpool. Labada kooxood oo...

Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga Iyo Wargeysyada Maanta oo Isniin Ah 16 May

0
Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha Caawa oo aad Habeen kasta kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com Juventus ayaa wadahadalo cusub la yeelan doonta wakiilada khadka dhexe ee Manchester United iyo France Paul Pogba, oo...
- Advertisement -

APLICATIONS

Dagaal caawa ka qarxay magaalada Beledweyne

0
Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Beledweyne (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in goordhoweyd uu dagaal xoogan ka qarxay, ayada oo...

HOT NEWS