Siyaasiinta Mudulood oo la ogaaday ineey fududahay inlakala iibsado

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Reading Time: < 1 minute

Xog hoose ay heshay warkii.com ayaa daaha karogeeysa in Madaxweyne farmaajo uu si cad ugu sheegay kooxdiisa ololaha in Mudulood aysan saameen buuran laheen mucaaradnimadoodana ma dhaafsiisano Media ayaga isku jabinyaa xitaa uma baahno inaan u jawaabo.

Xildhibaan Abdishakuur Ali Mire & Abdullahi Kulane Jiiz Mareexaan ayaa alaaba sheega in mucaaradka saameenta ku leh Dowlada ay yihiin siyaasiinta habar gidir . khayre markii labadalana ay xilkaas qaban karaan habar gadir markaasna siyaasada farmaajo ayaa uhirgaleysa siduu rabo . mudo kordhin laba sano ah.

Qabiilka Mudulood ayaa qabaa Siyaasiin laaluushka aadka u cuna oo hadii la dhaho Guriga aad jiiftid ayaan dab qabadsiinayaa qol kirana aniga ku dajinaayo ee igu raac rayigaas kuwa haye ku dhahaye qabaan marka saameen siyaasadeedba kuma lahan soomaaliya .

.fb_iframe_widget_fluid_desktop iframe {
width: 100% !important;
}

The post Siyaasiinta Mudulood oo la ogaaday ineey fududahay inlakala iibsado appeared first on Muqdisho Online. Caasimada Muqdisho.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII