Shirqoolka Siyaasadeed ee loomaleegay Dani, Ahmed & Waare

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Reading Time: < 1 minute

Dowlada Nabad & Nolol waxaa ay ku shaqeeyaan siyaasado qar iska tuur ah waxeeyna ogaadeen hadii aysan isticmaalin Madaxweyneyaasha Puntland , Jubaland & Hirshabeelle in ay suurta gal tahay in daaqada laga saaro.

Sido Kale Xisbiga Nabad & Nolol waa ogyihiin nooc kasto doorasho ee la qabto 2020 / 2021 ineey ku guul dareesanayaan.

Ugu Horeyn Xisbiga Nabad & Nolol waxeey Madasha Xisbiyada Qaran umuujiyen inuu jiro khilaaf Farmaajo & Khayre ah , waxaana looso jeediyay Madasha in ay qaatan Raisal Wasaare ayagana aqbalaan mudo kordhinta labada sano.

Madasha Xisbiyada Qaran oo ku kalsoon Raisal Wasaare Khayre waxeey ku ganacseeren dalabka Farmaajo.

Wajiga Labaad Hirshabeelle oo lajoogo xili doorashadeeda waxaa la isaga dhaafay ayaa ah surta gal nimada in uu kasoo baxo Madaxweyne Mucaarad ku ah Nabad & Nolol sidaasi darteed si loobaajiyo doorashada hirshabeelle ayeey goaansadeen in lagu muujiyo khilaafka Farmaajo & Khayre si loodhaho Waare wuxuu ku jooga awooda Khayre . 

Madaxweynayaasha Puntland & Jubaland ayagana soo xara galintooda darteed wax kasto aysoo jeediyaan wu aqbalayaa Raisal Wasaare Khayre balse waxeey ku danbeeyn doonta iyadoo la adeegsanayo Ciidamada Qalabka Side & Hantida Qaranka & Dowlada Ethiopia in xilka laga tuuro labadaasi Madaxweyne .

Haddaba Maxaa la gudboon Madasha Xisbiyada Qaran, Madaxweynayaasha Puntland , Jubaland & Hirshabeelle ?

Waxaa la gudboon in ay iska ilaaliyaan shirqoolada siyaasadeed ee aydamacsan yihiin Nabad & Nolol sido kale Goaankooda marnaba yuusan badalin , oo sida laidinkugu seex seexanayo la idinku daajinayo yeeysan seeftu idin jarin.

Mudo Kordhin hadii ay timaado oo laga fursan waayo danta Soomaaliya owgeed waliigiin ha aqbalin in Raisal Wasaare  Khayre uu kasii mid ahaado Dowlada farmaajo Mucaaradnimo uu idin tusana ha umaleenina run.

Waxaa badali karaa Khayre Siyaasiinta kala ah Abdirahmaan Abdishakuur, Abduqaadir Cosoble Ali, Ahmed Moalin Fiqi & Xildhibaan Mahad salaad ama Mucaarad qadiyadiisa cadahay.

 

.fb_iframe_widget_fluid_desktop iframe {
width: 100% !important;
}

The post Shirqoolka Siyaasadeed ee loomaleegay Dani, Ahmed & Waare appeared first on Muqdisho Online. Caasimada Muqdisho.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII