Shirkii Uu Gudoomiyey Maanta Madaxweyne Dani & Wixii Looga Hadlay

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo ku jooga Gaalkacyo, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Guddiga Amniga ee Gobolka Mudug.

Kulanka oo looga hadlay Amniga Gobolka Mudug iyo guud ahaan Puntland, waxaa Madaxweynaha kala qeybgalay Taliyeyaasha Guud ee Ciidamada Daraawiishta iyo Booliiska ee Dowladda Puntland, La taliyeyaasha Madaxweynaha ee dhinaca Amniga, xubno ka mid ah Golaha Wasiirada iyo Xildhabaano qeyb ka ah wafdiga Madaxweynaha ee Gaalkacyo ku sugan.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII