Shirkii Golaha Wasiirada Galabta Oo Go’aano Culus Kasoo Baxeen

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Golaha Wasiiradda Soomaaliya ayaa galabta isku raacay sadex qodob oo ahaa arrimaha ay isku hayeen dawladda Faderaalka & Dawlad gobaleedyada dalka, taas oo ahayd arrimaha laga sugayay Xukuumadda.

Xukuumada Soomaaliya ayaa Shirkii maanta waxay Qodobada soo saartay ku jiray arimo wax kabadan badan ku sameenaya Siyaasada Jahwareerka aheyd Ee Soomaaliya.

1- In Doorashada dalka ay ku dhacayso mudadii loogu talo-galay ee mudo xileedka Hay’addaha dawladda.

2- In aysan jirin mudo kororsi ay doonayaan Hay’addaha dawladda noocyadooda kala duwan.

3- In dhammaan dhinacyada oo dhan ay qeyb ka noqdaan doorashada, ayna u furan tahay ka qeybgalkeeda.

Tani dad badan oo Siyaasada ku jira waxay u arkaan soo jiidasho lagu sameenayo Mucaaradka kadibna Ay Dawlada dooneyso si fudud inay Xukunka kusoo laabato.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII