Shir Hadda Ka Socda Dhuuso mareeb & Ajandaha Oo La Ogaaday

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Waxaa Caawa shir ka socdaa Magaalada Dhuuso mareeb Ee Caasimada Galmudug,oo ay leeyihiin Madaxda Dawlada Dhexe iyo Kuwa Dawlad Gobolleedyada.

Shirkaan ayaa la filayaa in laga soo saaro War murtiyeed iyadoo maalmo la is mari weysanaa kadib ay macquul tahay in isku soo dhawaanshiyo qodobo ah la iskugu yimaado.

Khudbadaha Madaxda ay Shirka ka jeedin doonaan ayaa loo dheg taagayaa,iyadoo mid walbo uu saameyntiisa leeyahay.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII