Home Warkii Sheekh Shariif oo James Swan u gudbiyay dacwac ka dhan ah Farmaajo

Sheekh Shariif oo James Swan u gudbiyay dacwac ka dhan ah Farmaajo

Madaxweynihi hore ee dowladii KMG aheyd ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed  ayaa waxa uu Magaalada Muqdisho ee Casimada Dalka kulan kula Qaatay wakiilka  Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Amb, James Swan.

warar hoose oo ay helayso warbaahinta Muqdisho online ayaa waxa ay sheegayaan in Shariif Amb, James Swan uu u gudbiyay dacwacad ka dhan ah Madaxwayne Farmaajo.

Wakiilka xoghayaha gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Amb, James Swan ayaa horay waxaa uu ula kulmay siyaasiyiin miisaan ku leh Soomaaliya iyo dhamaan madaxda Dowlad goboleedyada kajira dalka.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

UK TEL 03306060934

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here