Shaxda Rasmiga ee Kulanka Manchester City Vs Arsenal oo lagu dhawaaqay, Grealish iyo Aubameyang oo ku jira

Kooxaha Manchester City iyo Arsenal ayaa ku balansan Garoonka Etihad Stadium kulan ka tirsan Horyaalka Premier league,

Goor dhow ayaa lagu dhawaaqay Shaxda Labada dhinac.

Man City XI: Walker, Gundogan, Cancelo, Laporte, Ederson, Grealish, Ruben Dias, Bernardo, Jesus, Rodri, Ferran Torres

Kaydka: Fernandinho, Mahrez, Sterling, Ake, Stones, Zinchenko, Z. Steffen, C. Palmer, Doyle

Shaxda Arsenal : Aubameyang, Leno, Xhaka, Cedric, Kolasinac, Chambers, Tierney, Martin Odegaard, Holding, Smith Rowe, Saka

Kaydka: Lacazette, M.Elneny, Mari, Maitland-Niles, Ramsdale, A. Lokonga, Martinelli, Nuno Tavares, A. Okonkwo

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Source: warkii.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here