Shaxda Rasmiga ay ku soo bilaabanayaan Kooxaha Tottenham iyo Chelsea oo la Shaaciyay

15 daqiiqo kadib waxaa bilaabaneysa Ciyaarta u dhaxeysa Kooxaha Tottenham iyo Chelsea ka hor ciyaarta labada kooxood ayaa si rasmi ah u Shaaciyay Lineupka ay ku soo bilaabanayaan.

Spurs XI: Lloris; Emerson, Dier, Romero, Reguilón; Højbjerg, Lo Celso, Ndombele; Dele, Son, Kane.

Chelsea XI: Kepa; Christensen, Thiago Silva, Rüdiger; Azpilicueta, Kovačić, Jorginho, Alonso; Havertz, Mount; Lukaku.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: warkii.com