Kooxda Barcelona ayaa goordhaw la ciyaari doonta kooxda Osasuna kulan ka tirsan todobaadkii 3-aad ee horyaalka La Liga kulan ay isha ku hayaan in ay sii wadaan guulaha.
Shaxda ayuu hogaaminaya xiddiga Griezmann kaas oo uu ka garab ka ciyaarayaan xiddigaha Carles Pérez Iyo Rafinha kuwaas oo si fiican iskula qabsaday kulankii hore.
Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:
Osasuna:
Barcelona: Ter Stegen,Semedo,Piqué, Lenglet , Alba, Busquets, De Jong,Roberto, Carles Pérez ,Griezmann, Rafinha
Kaydka: Iñaki Peña (p), Rakitic, Arthur, Wague, Umtiti, Arturo Vidal, Ansu Fati
Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292
UK TEL 03306060934