Shariif Xasan,C/kiriin Guuleed & Xubno Kale Oo Kulan Xasaasi Yeeshay

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Madaxweynayaashii hore ee Galmudug, Koofur Galbeed, Guddoomiyaha Xisbiga Kulan iyo Xoghayaha arrimaha dibadda ee Xisbiga Himilo Qaran ayaa si wada jir ah u soo dhaweeyey kulanka Maamul goboleedyadda uga socda dhuusamareeb.

Cabdi kariin Xuseen Guuleed Madaxweynihii hore ee Galmudug hadana ah guddoomiyaha Xisbiga Sahan, Shariif Xasan Shiikh Aadan Madaxweynihii hore ee Koofur Galbeed hadana ah guddoomiyaha Xisbiga Horu Socod, Sen. Ilyaas Cali Xasan Xoghayaha arrimaha dibadda ee Xisbiga Himilo Qaran iyo Cismaan Xasan Cali oo ah guddoomiyaha Xisbiga Kulan ayaa Ankara oo Turkey ah kulan ay ku yeesheen ku bogaadiyey Marti galinta Galmudug ee shirkaas iyo miradhalkiisa oo filasho fiican laga sugayo.

Maalintii Labaad Ayaa waxaa Shirka uu galay iyadoo Kulamo gaar gaar ah ay bar bar socdaan oo Madaxda Dawlad Gobolleedyada Soomaaliya.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII