Saynab Xaabseey Gudoomiyaha D. Warta Nabada oo Cisbitaal ladhigay

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Reading Time: < 1 minute

Gudoomiyaha Dagmada Warta Nabada ayaa cisbitaal ka Erfogan  Ex digfeer ladhigay kadib markii askari ilaalada xarunta dowlada hoose xamar uu baad ku garaacay.

arrintaas oo aad loola yaabay in Gudoomie Dagmo ilaalo dowladeed gacan u qaado iyadoo laxasuusto in Saynab Xaabsey horay ugu dhaawacantay qaraxii ka dhacay G/banadir kaaso uu ku dhintay Gudoomiye Eng Yariisow.

Ciidamada dowlada ayaa alaba ah kuwa aan laheyn anshax ciidan ama aysan aqoon uleheen asbaabta ay qoriga u qaaten , waxaana aad u sarakacay  sanadihii udanbeeyay tacadiyada bini aadanimo ee geysanayan Ciidamada Dowlada.

Alshabaab oo horay dadka uga daaleen qarxinta & gumaadka hada waxaa kusoo biiray baabinta shacabka Ciidamada Booliska Fadaraalka oo ayaga si bareer maalin walbo ugu dila dadka shacabka.

Gudoomiyaha Warta Nabada oo cisbitaalka loodhigay jug uu gaarsiiyay askari katirsan ilaalada dowlada hoose xamar ayaa lasoo warinayaa in ay xaladeeda caafimaad so hagageyso.

.fb_iframe_widget_fluid_desktop iframe {
width: 100% !important;
}

The post Saynab Xaabseey Gudoomiyaha D. Warta Nabada oo Cisbitaal ladhigay appeared first on Muqdisho Online. Caasimada Muqdisho.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII