Saxiixa Mooshinka lagu ridaayo RW Khayre oo dardar xoogan ku socda

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Reading Time: < 1 minute

ila wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa Muqdisho Online u sheegay in uu dardar xoogan kusocdo mooshinka xilka looga tuurayo RW Hassan Ali Khayre .

Qaar kamid ah Golaha Wasiirada XFS ayaa horboodaya mooshinka si isbadal loogu sameeyo xukuumada. Sido kale  Madaxweyne Farmaajo & baarlamaankana u helaan mudo kordhin 2 sano ah .

RW Khayre oo la aaminsan yahay in Baarlamaanka JFS uu ku leeyahay Xildhibaano daacad u ah sida ayku dhaqan gali karto damaca Villa Soomaaliya ayku dooneyso ineey ceeriso Khayre.

 

.fb_iframe_widget_fluid_desktop iframe {
width: 100% !important;
}

The post Saxiixa Mooshinka lagu ridaayo RW Khayre oo dardar xoogan ku socda appeared first on Muqdisho Online. Caasimada Muqdisho.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII