SAWIRRO: MD Farmaajo oo Khudbadiisa maanta ku duray mucaaradka & Khilaafka M/Goboleedka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta uga qeyb galay Dugsiga Tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Jeneraal Kaahiy munaasabada furitaanka kalfadhiga 6-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa markii uu soo gaaray Dugsiga Tababarka ee Jeneraal Kaahiye waxa uu salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan Ciidamada Qalabka Sida, halka Ciidanka Baambayduna ay garaacayeen Heesaha Astamaaha Qaran.

Sidoo kale Madaxweyne Farmaajo ayaa Khudbad dheer ah ka jeediyay furitaanka kalfadhiga 6-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka oo haatan ka socota Xarunta Jeneraal Kaahiye.

Madaxweyne Farmaajo ayaa ku dheeraaday in Qaranimada iyo nidaamka Federaalka ay mas’uuliyadda weyn ka saaran tahay Dowladda dhexe ee Soomaaliya.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

UK TEL 03306060934

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here