SAWIRRO: Duqa Muqdisho Oo Kulan La Yeeshay Ganacsato Ka Socota Turkiga

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xalay kulan Casha Sharaf ah la Qaatay Ganacsata ka socoto Dalka Turkiga,kuwaasi oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa Muqdisho.

Ganacsatadan Ka socotay Dalka Turkiga iyo Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Filish ayaa kawada hadlay sidii maalgashi loogu sameeyn lahaa Caasimadda iyo iskaashi la xariira Horumarinta kobaca Dhaqaalaha.

“Waxaa kulan la yeeshay Ganacsata ka socoto Dalka Turkiga oo joogay Muqdisho,waxaana ka wada hadlay sidii ay maalgashi ugu sameeyn lahaayeen Caasimada iypo xoogjinta ganacsiga Soomaaliya iyo Turkiga”ayuu yiri Duqa Muqdisho.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

UK TEL 03306060934

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here