RW Khayre oo iska xaliyay xayiraad dhinaca duulimaadka oo lagu so rogay

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Reading Time: < 1 minute

Hay’ada Duulista Rayid ka SCAA ayaa amartay in diyaarad tagi karin dhusamareeb kadib markii xilka laga qaaday RW khayre ,arrintaasi oo looga dan lahaa in la  baajiyo safarka  RW khayre kusoo gaari lahaa Muqdisho.

RW Khayre ayaa si farsameeysan u ciyaaray asagoo lawareegay diyaarada Naional Air  aroortii maanta u tagtay  dhuusamareeb si ay usoo qaado rakaab hore ugu kireesnaa oo lafilayay ineey keento muqdisho.

Maamulka diyaarada National Air ayaa Rakaabkii saarna diyaarada oo larabay inlaga soo qaado dhuusamareeb ku wargalisay ineey baaqatay dulimaadkii maanta barina ay bixi doonaan.

Diyaarada National Air waxeey sidaasi kusoo qaaday RW khayre,  Xiisada siyaasadeed ee dalka ayaa hawada isku si shareertay kadib markii gudoomiyaha baarlamanka JFS ku dhawaaqay in ay dhacday xukumada soomaaliya.

RW kahyre ayaa la filayaa in uu dheesha ayla ciyaareen Farmaajo & mursal uu wax kabadali doono hadii uu so caga dhigto Muqdisho .

.fb_iframe_widget_fluid_desktop iframe {
width: 100% !important;
}

The post RW Khayre oo iska xaliyay xayiraad dhinaca duulimaadka oo lagu so rogay appeared first on Muqdisho Online. Caasimada Muqdisho.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII