Real Madrid oo guul 0-1 oo Dirqi ah Ka gaartay Real Betis, Daniel Carvajal oo ka caawiyay

Kooxda Real Madrid oo booqasho ugu tagtay Kooxda Real Betis Kulan ka tirsan Horyaalka LaLiga Spain ayaa ka gaartay guul dirqi, Labada Kooxood ayaa kubad ahaan isku mid ahaa Mararka qaar.

Sharaxaada Ciyaarta

Labada Kooxood ayaa Ciyaaray Kulan adag oo la bixiyay 8 jaale waxaana Qeybta hore lagu kala nastay goolal la’an.

Qeybta danbe Real Madrid ayaa isbadal ku sameesay ciyaarta taasi oo keentay Goolka guusha Daqiiqadii 61 aad ee Ciyaarta waxana u dhaliyay Daniel Carvajal guud ahaan ciyaarta ayaa ku soo dhamaatay 0-1.

Guusha Real Madrid ay gaartay ayaa ka caawineysa in Kaalinta hore kaga jirto Horyaalka.

Shaxda Kulanka

Betis XI: Guardado, Canales, V.Ruiz, Juanmi, Montoya, Pezzella, Fekir, Rui Silva, G. Rodriguez, Ruibal, Juan Miranda

Subs: Joaquin, Bravo, F.Portillo, Bartra, Tello, Carvalho, Camarasa, Iglesias, Edgar González, Y. Fékir, Paul Akouokou, Rodri

Real Madrid XI: Benzema, Bale, Alaba, Courtois, Casemiro, Isco, Carvajal, Valverde, Militao, Vinicius, Miguel Gutiérrez

Subs: Hazard, Vazquez, Jovic, Vallejo, Asensio, Antonio Blanco, Rodrygo, Toni Fuidias, Luis Federico López Andugar.

Kulanka Xiga

Real Madrid ayaa Kulankeeda xiga La ciyaareysa Kooxda Celta Vigo 11 Bisha Sebtember.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Source: warkii.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here