Real Madrid oo Bayern Munich kula loolameysa Daafaca Rudiger

Kooxda Real Madrid ayaa dooneysa in ay tartan adag la gasho kooxda Bayern Munich oo ku aadan Saxiixa Rudiger.

Thomas Tuchel ayaa doonaya daafac inuu heshiis cusub u saxiixo Chelsea madama uu u arko mid kamid ah Daafacyada kooxda ugu muhiimsan.

Real Madrid ayaa sida laga soo xigtay Fichajes kula biirtay Bayern Munich tartanka daafaca Chelsea Antonio Rudiger oo hada shaki ku jiro heshiiskiisa cusub.

Thomas Tuchel ayaa weli rajeynaya inuu qandaraas cusub xidigo badan oo ku sugan Stamford Bridge ah, kuwaasi oo qaab xur ah ku bixi kara.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Source: warkii.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here