Raysal Wasaarihii Ivory Coast oo geeriyooday

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Reading Time: < 1 minute

Raysal Wasaarihii Ivory Coast oo geeriyooday kadib kulan uu laqaatay Golihiisa Wasiirada.

Raysal wasaarihii dalka Ivory Coast Amadou Gon Coulibily ayaa geeriyooday kaddib markii uu xanuun ku soo booday isaga oo kulan la lahaa wasiirada xukuumadiisa.

Da’diisu waxay ahayd 61 waxaana dhawaan loo doortay in uu noqdo musharaxa xisbiga talada dalkaasi haya doorashada dhaceeso bisha soo socota ee Oktoobar.

Raysal Wasaarahan ayaa dhawaan ka soo laabtay dalka Faransiiska halkaas oo muddo laba bilood ah looga daweynayay xanuun dhinaca wadnaha.

Madaxweynaha dalka Ivory Coast Ouattara ayaa sheegay in dalku uu ka murugeysanyahay Raiisul wasaaraha geeriyoday.

.fb_iframe_widget_fluid_desktop iframe {
width: 100% !important;
}

The post Raysal Wasaarihii Ivory Coast oo geeriyooday appeared first on Muqdisho Online. Caasimada Muqdisho.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII