RASMI: Vinicius oo ku guuleystay ciyaaryahanka ugu fiican Real Madrid bishii Ogosto

Vinicius ayaa ku guuleystay ciyaaryahanka ugu fiican Real Madrid bishii Ogosto sida ay Shaacisay Kooxda Real Madrid.

Vinicius Junior ayaa dhaliyay shan gool shantii kulan ee ugu dambeysay La Liga. Isla goolashii uu dhaliyay 59 -kii kulan ee hore ee horyaalka Real Madrid.

Xidigan ayaa Sidoo kale Sameeyay Labo Caawin waxana uu Abaalmarintan uu ku Garaacay Xidigo badan oo Kooxda Ah.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: warkii.com