Rasmi: Liiska Xidigaha PSG ee Champions league oo lagu dhawaaqay, Lionel Messi oo hogaaminaya

Tababaraha kooxda PSG ee Mauricio Pochettino ayaa soo saaray Liiska xiddigaha uu kaga qayb qaadan doono tartanka Champions League wareega Group-yada xilli ciyaareedkan.

Kooxda PSG ayaa la Group noqotay kooxda Man City iyo waliba kooxaha RB Leipzig iyo Club Brugge kuwaas oo ka wada tirsan group-ka A.

Lionel Messi ayaa hogaaminaya Liiska xiddigaha PSG ee wareega Group-yada champions league iyada oo uu tababaruhu soo xushay 25-ka xiddig ee ka qayb galo doona tartanka.

Tababaraha ayaa Liiska ku soo daray dhamaan xiddigihii ku soo biiray kooxda suuqii xagaaga kuwaas oo uu ku dagaalami doono.

Goolhayaasha: Keylor Navas, Gianluigi Donnarumma, Alexandre Letellier

Daafaca Dhexe: Marquinhos, Presnel Kimpemb, Layvin Kurzawa, Sergio Ramos, Achraf Hakimi, Colin Dagba, Abdou Diallo, Nuno Mendes,Thilo Kehrer

khadka dhexe: Leandro Paredes, Danilo Pereira, Marco Verratti,  Idrissa Gueye, Georginio Wijnaldum, Ander Herrera, Di Maria, Julian Draxler.

Weerarka: Mbappe, Icardi, Messi, Neymar.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Source: warkii.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here