Waxa si Rasmi ah loo soo saaray wareega Group-yada tartanka UEFA Europa League ee xilli ciyaareedka 2019/2020 kaas oo ay ku jiraan kooxo waaweyn oo yurub ah kuwaas oo u dagaaamaya ku guulaysiga tartanka.
Kooxaha Man United, Arsenal, Roma, Sevilla iyo waliba kooxo kale ayaa ogaaday Group-ka ay kaga jiri doonaan tartanka Europa League xilli ciyaareedkan.
Kooxaha Arsenal iyo Man United ayaa ku aaday Group iska fudud iyaga oo ka badbaaday kooxaha ugu halista badan ee tartanka ka qayb galayay.
Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Isku Aadka Europa League 2019/2020 oo dhamaystiran:
Group A: SEVILLA, APOEL, Qarabag,Dudelange
Group B: Dinamo Kiev, Copenhagen, Malmo,Lugano
Group C: Basel, Krasnodar, Getafe,Trabzonspor
Group D: Sporting CP, PSV, Rosenborg,LASK
Group E: Lazio, Celtic, Rennes,Cluj
Group F: Arsenal, Frankfurt, Standard Liege,Vitoria
Group G: Porto, Young Boys, Feyenoord, Rangers
Group H: CSKA Moscow, Ludogorets, Espanyol,Ferencvaros
Group I: Wolfsburg, Gent, Saint-Etienne,Olexandriya
Group J: Roma, Monchengladbach, Istanbul Baseksehir,Wolfsberger
Group K: Besiktas, Braga, Wolves,Slovan Bratislava
Group L: Manchester United, Astana, Partizan Belgrade,AZ Alkmaar
Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292
UK TEL 03306060934