Ra’iisal Wasaare Kheyre Oo Taariikh Ka Dhigay Galabta Dhuuso mareeb

LIVE U DHAGEYSO WARKII MAANTA :-0017124329950 USA 7124329950

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa waxa uu galabta kulan la qaatay Bulshada Ku dhaqan Magaalada Dhuuso mareeb.

Waxa Goob ka mid ah magaalada ayaana kula shaahay Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre qaar kamid ah Bulshada Dhuusa mreeb.

Waa uu xog wareystay Bulshada oo da’ walbo iskugu jiray iyadoo waqti wada qaateen goobaha dadku isugu yimaadaan.


Source: warkii.com

Sports News
WARARKII